Suuradda 114aad ee 114 · Makki

Suuradda An-Naas (Dadka)

سُورَةُ النَّاسِ
6 aayadood

Tarjumaadda macnayaasha: Abdullah Hasan Yaqoub, QuranEnc.com, nuqulka 1.0.26. Tarjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Quraanka. Quraanku laftiisu waa qoraalka Carabiga.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
Xiriir 114:1
2
مَلِكِ ٱلنَّاسِ
2. Boqorka dadka.
Xiriir 114:2
3
إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ
3. Ilaaha dadka.
Xiriir 114:3
4
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ
4. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
Xiriir 114:4
5
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ
5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
Xiriir 114:5
6
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ
6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.
Xiriir 114:6

Maalin kasta ku akhri oo dhageyso abka Niyat, oo leh waqtiyada salaadda, qiblada iyo meeshii aad gaartay oo kaydsan.

Hel Niyat bilaash