Suuradda 113aad ee 114 · Makki

Suuradda Al-Falaq (Waaberiga)

سُورَةُ الفَلَقِ
5 aayadood

Tarjumaadda macnayaasha: Abdullah Hasan Yaqoub, QuranEnc.com, nuqulka 1.0.26. Tarjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Quraanka. Quraanku laftiisu waa qoraalka Carabiga.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
Xiriir 113:1
2
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
2. Sharka wuxuu abuuray;
Xiriir 113:2
3
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
Xiriir 113:3
4
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَـٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ
4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
Xiriir 113:4
5
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.
Xiriir 113:5

Maalin kasta ku akhri oo dhageyso abka Niyat, oo leh waqtiyada salaadda, qiblada iyo meeshii aad gaartay oo kaydsan.

Hel Niyat bilaash