Suuradda 106aad ee 114 · Makki

Suuradda Quraysh

سُورَةُ قُرَيۡشٍ
4 aayadood

Tarjumaadda macnayaasha: Abdullah Hasan Yaqoub, QuranEnc.com, nuqulka 1.0.26. Tarjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Quraanka. Quraanku laftiisu waa qoraalka Carabiga.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1
لِإِيلَـٰفِ قُرَيْشٍ
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
Xiriir 106:1
2
إِۦلَـٰفِهِمْ رِحْلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيْفِ
2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
Xiriir 106:2
3
فَلْيَعْبُدُوا۟ رَبَّ هَـٰذَا ٱلْبَيْتِ
3. Ee ha caabudeen Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
Xiriir 106:3
4
ٱلَّذِىٓ أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍۢ وَءَامَنَهُم مِّنْ خَوْفٍۭ
4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.
Xiriir 106:4

Maalin kasta ku akhri oo dhageyso abka Niyat, oo leh waqtiyada salaadda, qiblada iyo meeshii aad gaartay oo kaydsan.

Hel Niyat bilaash