Suuradda 109aad ee 114 · Makki

Suuradda Al-Kaafiruun (Gaalada)

سُورَةُ الكَافِرُونَ
6 aayadood

Tarjumaadda macnayaasha: Abdullah Hasan Yaqoub, QuranEnc.com, nuqulka 1.0.26. Tarjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Quraanka. Quraanku laftiisu waa qoraalka Carabiga.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1
قُلْ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلْكَـٰفِرُونَ
1. Dheh: Gaalooy.
Xiriir 109:1
2
لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ
2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
Xiriir 109:2
3
وَلَآ أَنتُمْ عَـٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).
Xiriir 109:3
4
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌۭ مَّا عَبَدتُّمْ
4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).
Xiriir 109:4
5
وَلَآ أَنتُمْ عَـٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ
5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).
Xiriir 109:5
6
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ
6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).
Xiriir 109:6

Maalin kasta ku akhri oo dhageyso abka Niyat, oo leh waqtiyada salaadda, qiblada iyo meeshii aad gaartay oo kaydsan.

Hel Niyat bilaash